Waxaa soo badanaysa Isticmalaka ya Bulshadda Somaliyeed isticmaalayso adeegsiga mobiladda casriga ah ee Galaxy.
markaa casharkan gaaban waxa aankaga hadli doonaa sida aan hadii uu password kii kaga xidhnaa mobilekaaga aad ilowdid aad u jebin lahayd adoon u geeynin meelaha lagu sameeyo mobiledda oo aanay lacagi kaabixin
Fadlan Raac Talaabooyinkan :-
1) Switch off the phone. Ama Xidh Mobilekaaga
2) Kadib isla Qabao Badhimadan
“Volume up + Home Key + Power Button”
Cod dalacida+ Badhinka Dhexda+ Badhinka powerka ee lagashido
until the phone boots (if you device doesn’t have a home button just hold together volume up key and power key)
3) Kadib waxa kuso baxaya shaashad ay ku qorantahay options fara abdan
4) Isticmaal Badhinka Codka laga dalaco si aad kor iyo Hoos ba ugu socotid, Doorana “Restore Factory Defaults” or “Delete all User Data” depending on which is on your device. Select this factory reset option and then press power button to let the action begin.
Now it asks you for confirmation, select “yes”. Dooro Yes
5) Markaad intaas dhamaysid Dooro “Reboot System Now” Dabadeedna Sug ilaa iyo inta uu ka soo Shidmayo .(restart).
INTAAS WIXII DHEER EE AAD FAHMI WAYDO FADLAN LASOO XIDHIIDH
engmahbuub@hotmail.com
ama Qaybta Request lesson ee shabakkadda hacks and security
INTAAS WIXII DHEER EE AAD FAHMI WAYDO FADLAN LASOO XIDHIIDH
engmahbuub@hotmail.com
ama Qaybta Request lesson ee shabakkadda hacks and security
0 comments:
Post a Comment