.
Menlo Park, CA — At a press conference this morning, Facebook rolled out their new monthly service plan. Beginning November 1st of this year, the social media giant will start charging members $2.99/mo to use services that users currently enjoy for free.
Shir Jaraaid oo uu Qabtay Mulkilaha iska leh #FACEBOOK ninka lagu magacaabo Mark Zuckerberg ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in adegoodii Faceboogu ay ka dhigi doonaan Lacag laga bilaabo bisha November 1 qadar lacag oo dhan 2.99 Dollar Halkan Hoose Ka Daawa Shirkaa Jaraa-ad uu qabtay ninka iskaleh FB iyo qaabka uu Noqondoona Marka Lacagta Lagadhigo:
say kula tahay arinkaas dadkuse ma ogolan donan? yaase ku dhib qaba? Kolay ani Maaahin ee Fikirkaag oo Bilaa Turxaan ah Dhiibo Fadlan :)
Watch Here : Halakan Ka Daawo :
0 comments:
Post a Comment