oh, Si Kadis Ah ama Khalad ah ayay Gacatu iiga Dhacday ama uu iga Masaxmay File ama Folder Muhiim ah oo Computerkayga ku jiray, Makraan isku Daryo in aan Recycle Been ka ka eegana iyadana Kuma Jiro oo wuu iga wada Baxay Gabi ahaan ba.
Hadaladaasi waa Hadalo kasoo Yeedho isticmaalayaal Fara Badan oo Si Xoog ah u Adeegsada Computerka waxana Ku Kaydsado.
Hadaba Suaashu waxa ay tahay File Si Permanent ah kaaga Masaxmay ama Kaaga Lumay Ma soo Ceshen Kartaa?
Well Yes ama Haa waad soo Ceshen Kartaa wax kasta Oo Kaa luma Balse waxaa kaloo is waydiin moday How ama Side baad Ku Soo Ceshen Kartaa?
Casharkeenan maanta waxa uu daaran wayahy wax weeyaan Habkii aad usoo Ceshen lahayd File Ama Folder Kaa Lumay ama kaa Masaxmay.
Ogsoonowna File Hadii aad ka Masaxdid Computerkaaga ama aad Kasii Sartid Recycle been ka File kaasi Gabi ahaan ba kamuu Bixin HDD oo ah Hard Disk gaaga oo waxa uu Weli kusii Kaydsanyahay oo uu ku qarsoonyahay Tracks -ka iyo Secrets- ka uu leeyahay HDD gu.
Markaa si aad u soo Ceshetid File kaagii waxaad u baahan tahay Tiro Softwaro ah oo Soo celiya ama logu Tala Galay in ay Soo Celiyaan Data-da Kaa Lunta.
Software-daas qaar waa Lacag qaarna waa Free.
Hada wax aan idiin haynaa Kuwo Free Source ah oo bilaa calag ah oo kusoo celin kara data-dadi, waana kuwan Kii Aad Doonto soo Download-garyso kuna Shubo Computer kaaga, Kadib Isticmaal oo Recovery Ku Samee.
1.recuva
2.PhotoRec
3.undeleteplus
4.restoration
Marka aad lasoo Degtid Softwera-dan adigoo Mid Ka Mid ah uun Xulanaya kan aad isleedahay wuu ugu fiicanyahay, ku Install Garee computerkaaga adigoo ,Right click and run it as administrator ka dib Next next dheh caadi ayuu kugu duubmayaa.
marka aad ku Duubista Dhamaysid waxaad samaysaa Dooro Hard Disk gaaga adigoo Scan ku odhanaya Kadib waxaa kuoso baxaya Filel aad u Fara badan oo uu ka mid yahaay kii Kaa lumay, Kadib waxaad Doorataa uun kii Kaa kumay then Recover dheh sidaaas ayuu kugu soo celinayaa File kaagi kaa lumay ama kaa masax may.
Talaabooyinkaas aan kor kusoo sheeganay waxa hubaan ah in ay ku shaqeeyaan, bal se ku cel celi si aad u fahantid oo wakhti siii.
Note: Hadii aad gebi ahanaba awoodi waydo in aad soo celiso File kaagi ogow Taasina way dhici kartaa oo Laga Yaabaa in HDD kaagu meeshu uu File ka kugu Hayay Ka Bedel Ma tahy oo uu Meel kale u raray Taasna waa in aad Bad baadhaa adigu.
Beware of fake tools or software which can install malware on your computer or can damage your system. always pick the trusted software/programs.
If You have any queries or any trouble changing colors of the folders, let us know in the comments below.
Share on Google + Facebook Twitter
0 comments:
Post a Comment