Qeexida ugu fudud ee Lagu Qeexo Network dhanka Texhnologiya-da waxa la odhankaraa :- Waa Laba iyo wixii Kabadan Laba Host oo Computero ah, ama Switches ah , ama Routers ah oo isku xidhan wadaagayana Xog ama Data,xogtaas oo noqonkarata Documents, ama Printers si lo isticmaalo Mustaqbalka Fog iyo Kan Dhow,
Noocyada Kala Duwan ee Networkinng-ka:-
waxaa jira Noocyo Kala Duwan oo Nerworking ah inta badana ay Dadku Yaqaanaan Kaas oo ah:-
1. Client :- oo ah kan Qof ka Macaamiisha ah, Sidoo kale Client waxa uu Fariin Codsi ah u Dirsataa Serverka
2.Server :- oo ah kan xogta laga soo qadano ama wax lagu keydsanayo, Sidoo kale Server-ku waxa uu fariin Codsi ah Ka sugaa Clinet-ga isagoo Diida ama Aqbala.
Labadan nooc waa labada Nooc ee ugu Badan ee Loo Isticmaalo Network-ga Client/Server.
waxaa lakoo Jira Nooc Kale oo La Yidhaahdo
3. Peer-to Peer :- oo ay macnihiisu noqonayo Dhamaan Computerada Network-ga ahi in ay yihiiin Qaar isku awood ah, oo uu mid kastaa xogtiisa si qaas ah u maamulanayo, inta badana waxaa Loo Isticmaalaa 10 Computer iyo Wixii Ka Yar. Host Kastana waxa uu u Dhaqmayaa Sida Client iyo Server.
Sidoo Kale waxaa Jira nooc kale oo loo yaqaano:-
4.LAN :- Local Area Network. oo nOqon doona kan ugu badan ee ayny Barandoonoo. oo noqonaya Network isku xidhan kuwaaas oo Yaala Dhisme isku Mid ah.
5.CAN:- Campus Area Network. waxana lagu qeexi karaa Network isku xidhan oo Yaala Dhismayaal Kala Duwan Sida Campus yada Jaamacadaha ee Kala Duwan.
6.MAN:- Metropolitan area Network. waxan lagu qeexi karaa Networ isku magaalo ah Hadana Kal Dhismo ah.
7.WAN: wide Area Network. kana waxaa lagu qeexi karaa Network ku Faafsan Meel aad u kala Fog Sida Qaarad ilaa Ka Qaarad.
Lasoco Casharka Labaad:
Like And Share !!!
8.9.14
CASHARKA 1-AAD:- HORDHAC KU SAABSAN NETWORKING
9/08/2014

Subscribe to:
Post Comments (Atom)

0 comments:
Post a Comment